# 49: Ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada
08/20/23 • 37 min
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Qof walba wuu jecel yahay inuu helo farxad iyo ladnaan. Laakiin sida uu qofka uu raadiyo weey kala gedisan tahay. Haddaba qeybtan waxeey ku saabsan tahay sida aan ku heli leheen ladnaanta nolosha. Iyadoo uu qofku u baahan yahay inuu naftiisa qiimeeyo doorarka nolosha ee saaran. Waxaan kaloo hadleynaa sida aan anagana isku qiimeynay.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]

Previous Episode

# 48: Sideey caruurteena ku sameeysan karaan saaxiib wanaagsan
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Su’aal aan anaga isweydiiney waalid badana ay is weydiinayaan ayaa ah sideey caruurteeba u sameeysan karaan saaxiib wanaagsan.
Saaxiibada muhiim ayeey u tahay caruurta, waxayna ka bartaan dad la dhaqanka, waxeeyna nooga baahan yihiin inaan hagno.
Waxaan isku dayeynaa inaan xalqadan kaga hadalno da’da kala gedisan iyo saameynta asaxaabta iyo sideey waalidka u hagi lahaayeen caruurtooda.
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
Next Episode

# 50: Ladnaan 3 years! Sidee buu noqon mustaqbalka Ladnaan?
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!
Kusoo dhawaada xalqadan oo aan kaga hadleyno sideey ahayd sedexdii sano ee lasoo dhaafay, maxeeynu baranay, iska baranayna, sidee buu noqon mustqabalka Ladnaan podcast?
Wixii ra'yi ama talo nala soo wadaaga: [email protected]
waxaad kaloo nagala socon kartaan Instagramkeena: @LADNAAN_PODCAST
Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube kiisa ka dhageeyso, heestii oo dhameystiran. https://www.youtube.com/watch?v=5dB1Lf_6EyA&ab_channel=MaslaxMideeye
Logo Ladnaan podcast waxaa inoo sameeyay Yaxye Jacfar @awjacfar
If you like this episode you’ll love
Episode Comments
Generate a badge
Get a badge for your website that links back to this episode
<a href="https://goodpods.com/podcasts/ladnaan-podcast-279941/49-ladnaanta-nolosha-waxeey-ku-jirtaa-qiimeynta-nafsadaada-34567218"> <img src="https://storage.googleapis.com/goodpods-images-bucket/badges/generic-badge-1.svg" alt="listen to # 49: ladnaanta nolosha waxeey ku jirtaa qiimeynta nafsadaada on goodpods" style="width: 225px" /> </a>
Copy