ALBAAQIYAT
albaaqiyat
Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
2 Listeners
All episodes
Best episodes
Seasons
Top 10 ALBAAQIYAT Episodes
Goodpods has curated a list of the 10 best ALBAAQIYAT episodes, ranked by the number of listens and likes each episode have garnered from our listeners. If you are listening to ALBAAQIYAT for the first time, there's no better place to start than with one of these standout episodes. If you are a fan of the show, vote for your favorite ALBAAQIYAT episode by adding your comments to the episode page.
Season 1~EP:01: JACAYLKII RASMIGA AHAA
ALBAAQIYAT
11/06/22 • 25 min
1 Listener
08/26/23 • 45 min
BISMILLAH ,
Xalqada uhoraysa ee kalkani waxaan kaga hadlaynaa baarinimada iyo xidhiidhka kala dhaxeeya toosida nolosha caruurta aynu korinayno , iyo sida ay samaayn baaladhn ugu yeelan karto mustaqbalkeena .
Dhagaysi wanagsan .
Amal abdilaahi bade
1 Listener
Hordhac
ALBAAQIYAT
10/22/22 • 2 min
Wajiyada kala duwan ee nolosha iyo waayaheedu waakuwa ina bara soo labaashada iyo dib ugu noqoshada xaga Ilaahay,
taasoo aynu ku baraarugno markasta oo aynu xaalad dhexda kaga jirno.
La noolaanshaha ducada, dadka Rabigaa kuu dhawaynaya iyo talo saarashadu waa halka ugu dhow ee aynu kaga xidhmi karno mawjadaha hadaynta iyo hilinka toosan
kuwaasoo waayeheena nololeed ka dhiga cida ugu mudan inay nolol farxadleh kunoolaato.
Podcast- kan waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).
1 Listener
04/14/24 • 23 min
FIIDNIMO WANAAGSAN
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur’aanka kaga jiro IWM
Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa .
Amal abdillahi badde
1 Listener
11/12/23 • 32 min
Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su’aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa .
Su’aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.
Wixii su’aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano .
Dhagaysi wanaagsan 🌸
Amal abdilaahi bade
11/06/23 • 41 min
Masuuliyada oo ilmahaa la bara
waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo
Waxaad xalqadan ka heli doontaa su’aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .
Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .
Aad baan idinku mahad celinayaa .
Amal cabdilaahi bade
10/01/23 • 37 min
Salaadu waa tirka labaad ee diinteena macaan wanaa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta caruurta .
Xalqadan waxaan si faahfahsan uga hadlaynaa baahida ruuxiga ee ku abuuranta ilamaha marka la eegayo dhanka diinta iyo calamadaha kasoo if baxa ilmahaa marka uu soo galo da’an (7-9)
Dhagaysi wanaagsan
11/25/23 • 45 min
Qaanfaadhnimo waa da’a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da’dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,
1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
( مرحلة المراهقة والفرق بين البلوغ والمراهقة )
2; maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da’an soo galo
3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da’an kujiro
4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .
Dhagaysi wanaagsan .
10/15/23 • 48 min
Kalsoonidu waa tirarka ugu muhiimsan barbaarinta caruurta marka aynu ku gudo jirno
Si aynu usoo saarno caruur dhan walba kadhisan oo nafsiyan badqaba waa inaan kobcinaa uun waxa uu Allah caruurta ku abuuray oo ah inay laso dhashaan kalsooni .
Dhagaysi wanagsan iyo ka faaidaysi fiicanbaan idiin rajyanayaa .
Show more best episodes
Show more best episodes
FAQ
How many episodes does ALBAAQIYAT have?
ALBAAQIYAT currently has 79 episodes available.
What topics does ALBAAQIYAT cover?
The podcast is about Islam, Religion & Spirituality, Podcasts, Self-Improvement and Education.
What is the most popular episode on ALBAAQIYAT?
The episode title 'Season 1~EP:01: JACAYLKII RASMIGA AHAA' is the most popular.
What is the average episode length on ALBAAQIYAT?
The average episode length on ALBAAQIYAT is 30 minutes.
How often are episodes of ALBAAQIYAT released?
Episodes of ALBAAQIYAT are typically released every 7 days, 1 hour.
When was the first episode of ALBAAQIYAT?
The first episode of ALBAAQIYAT was released on Oct 22, 2022.
Show more FAQ
Show more FAQ